Guddiga Doorashada oo shaaciyay halka xal ee looga gudbi karo caqabadaha amni ee dalka ka jira

Guddiga doorashada heer federaal ayaa maalintii afaraad wada shahaado siinta xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee lagu soo doortay Muqdisho iyo maamul goboleedyada dalka. Guddoonka guddiga doorashada ayaana ugu baaqay xildhibaanada waddanka jooga in ay yimaadaan magaalada Muqdisho ayna qaataan shahaadada xildhibaanimo iyo sidoo kale kaarka aqoonsiga. Qoraal ay soo saareen guddiga doorashada … Continue reading Guddiga Doorashada oo shaaciyay halka xal ee looga gudbi karo caqabadaha amni ee dalka ka jira